Quantcast

Trending Articles


Tahriib: Sillaca ay maraan dhallinta Soomaaliyeed ee Saxara ku safarta.

Muqdisho (Maanya Moorto) – Axmed waa 26 jir ku nool dalka Sweden, wuxuuna dalkaasi kaga dhiiban yahay inuu yahay canug 13 jir ah oo aa waalidkiis la socon, taas oo uu u door biday inuu kaga badbaado...

View Article


Samaale wasiir waxaad qarisey golihii wasiirada Rayaale waxay ahaayeen...

 Samaale wasiir waxaad qarisey golihii wasiirada Rayaale waxay ahaayeen 52,mushaharkooduna wuxuu ahaa $33.000 bishii,Golaha siilanyana 48,mushaharkoodu  $124.000 bishii .   Maxamed Xaashi markuu...

View Article

Liiska Magacyada Raga Xooga ku Haysta Degmada Qoryooley (Warbixin Muhiim ah)

Liiska magacyada raga xooga ku heysta guryaha, beero iyo xarumo dowladeed oo ku yaal  degmada Qoryooley ayaan kusoo bandhigaynaa maanta warbaahiyaha Puntlandpost.com. Kana Akhri: Waa Kumma Xaad iyo...

View Article

Wasiirka maaliyada Somaliland falaadhi gilgilasho kaagama go’do ee xoolaha...

Itaasi ka dib saxaafada madax banaan ee sida xorta ah aragtidayada u soo gudbisa waan salaamaya meelkasta oo joogtaan waxaan idinku salaamayaa salaamta islaamka ‘ASCW’. Intaasi ka dib waxaan doonayaa...

View Article

Isha Qarsoon(IQ): Ma geydo bulshadu yooyootanka! – Qalinka: Cabdillaahi C. Cige

Waddani tol leh: Siddeed saacadood oo aannu hawada ku soo jirnay ka dib, ayuu duuliyihii dayuurad nooceedu yahay 787 Dreamliner oo sharikadda Dayuuradaha Itoobiya leedahay nagu soo dejiyay garoonka...

View Article


Macalinka TV-ga Qaybtii Sadexaad baro sharciga

View Article

Maxaa sababa in shahwada xawo laga waayo, sideese loo daaweeyaa?

“Azoospermia” waa xaaladda caafimaad ahaan loo yaqaanno markii la waayo wax unugyo xawo “Sperms” lagu arki waayo shahwada markii la tiranayo. “Aspermia” waa xaaladda aysanba jirin wax unugyo sperm....

View Article


DR. Cabdi Shire Warsame oo faallo ka qoray qaladkii ay isku raaceen Faarax...

Dastuurka Ha Loo Hoggaansamo Dowladnimo waxaa saldhig u ah, in uu jiro dastuur qeexaya qaab-dhismeedka iyo habka ay u wada shaqaynayaan qaybaha ay dowladdu ka kooban tahay. Tanina waxay ina tusaysaa in...

View Article

Taariikh: Saadaashii Sheekh Suufi ee burburkii magaalada Muqdisho

Sheekh Cabdiraxmaan Bin Cabdalla Al Shaanshiyi wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho, sannadku markuu ahaa 1829kii, wuxuuna ka dhashay beesha Soomaaliyeed ee shaanshiiyada oo asal ahaan ka soojeedo...

View Article

Qalinka Iyo Waayaha: Prof. Yuusuf Goodir Maxamed

KOBCINTA MAANKA Qaybtii 2aad Qoraalkani wuxuu qayb ka ahaa buug kooban oo aan daabacay toban sano ka hor. saddex qormo oo buugaas ku jiray ayaynu ku eegi doonaa taxanaha Qalinka iyo Waayaha. Ka hore...

View Article