Quantcast

Latest Images

Latest Articles


Maxaa dhex maray saaxiibadan siyaasaddu kala gaysay?

Duqa magaalada caasimadda ah ee Hargeysa Cabdikariim Axmed (Mooge) iyo Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun, oo dad badan oo taageerayaal ah ku leh baraha bulshada oo ay kasbadeen wakhtigii ololaha...

View Article


Barnaamij gaar ah gudoomiyaha shirkadda Dahabshiil oo ka hadlaaya xasuusta...

HALKANI RIIX SI AAD U DAAWATID

View Article

Allaylee Gobolka Togdheer fartiisa Ayuu Eeday!!!

Gobolka Togdheerwaa gobol ka mid ah gobolada ugu mihiimsan Somaliland marka laga hadlaayo taariikh ahaan waa gobol ay ka soo jeedaan 3 madaxweyne oo soo maray Somaliland sida Cabdiraxmaan Axmed Cali,...

View Article

Guddiga Difaaca Baarlamaanka DFS oo ka hadlay lunsashada saadka ciidanka Danab.

Gudoomiye kuxigeenka Guddiga Difaaca Baarlamanka Soomaaliya, Xildhibaan Dhookir oo ka hadlay fadeexadda ka taagan lunsashada saadka ciidamada Qaranka: “Inagoo og in ciidamadeenna Xoogga dalka...

View Article

The countries that support Somaliland in the elections have welcomed the...

The countries of the European Union and the UK have welcomed the decision made for the elections to be held in Somaliland. A summary of their joint statement reads as follows

View Article


Xog dheeraad ah oo ku saabsan raashinka la musuq maasuqay ee Ciidanka Danab...

Sarkaal Maraykan ah oo ay soo xigatay wakaaladda warrarka ee Reuters ayaa sheegay in Maraykanku uu si dhab ah u qaadanayo dhammaan eedeymaha musuqmaasuq ee la sheegay.

View Article

Xog dheeraad ah oo ku saabsan raashinka la musuq maasuqay ee Ciidanka Danab...

Sarkaal Maraykan ah oo ay soo xigatay wakaaladda warrarka ee Reuters ayaa sheegay in Maraykanku uu si dhab ah u qaadanayo dhammaan eedeymaha musuqmaasuq ee la sheegay.

View Article


Xidhiidhka Itoobiya iyo Maraykanka

Addis Ababa, Qaran news)-Iyada oo qayb ka ah maamuuska 120-kii sano ee xidhiidhka diblomaasiyadeed ee u dhexeeyay Itoobiya iyo Maraykanka, safaaradda dambe ee Addis Abeba waxay sheegtay in Maraykanku...

View Article

Sharciga uu Ingiriisku qaxootiga ugu dirayo Rwanda oo la ansixiyey, maxaadan...

Baarlamaanka Ingiriiska ayaa ugu dambeyntii meel mariyay sharci qaar ka mid ah muhaajiriinta UK timaada dib loogu celiyo Rwanda, taasoo hirgelinaysa in duulimaadyada dad celintu ay xagaaga soo socdaba...

View Article

Dawladda FS oo qiratay in la lunsaday raashinka Mareykanku ku taageeray...

Dawladda Soomaaliya ayaa qiratay in raashiinkii loogu talagalay ciidamada Danab ee uu Mareykanku tababaray la leexsaday, sida lagu sheegtay war-saaxafadeed ay baahisay wasaaradda Gaashandhigga oo...

View Article

Latest Channels


PlayStation®Plusが6月に大幅リニューアル! PlayStation™Nowとサービス内容を統合し、数百本のタイトルを提供 へのコメント

View Channel

Fikradaha Xaliye

Fikradaha Xaliye (Xaliye thoughts ) is a podcast created by {Abdisamad xaliye} a Somali journalist, producer, Entrepreneur, Podcast Host. this podcast is all about having candid conversations with...

View Channel